Cadadka lacagta iyo qiimaha addeega iyo badeecadahu waxay leeyihiin xiriir toos ah oo ka qayb-qaata sicir bararka. Sida ku cad...
Soomaaliya ayaa si sii kordheysa uga walaacsan jiheyn cusub oo ka timid maamulka madaxweyne Biden ee Mareykanka, taasi oo ku...
Lacag waa shayga loo isticmaalo kala badalashada badeecadaha iyo adeegyada sharcina ka ah degaan siyaasadeed gaar ah. Lacagta waxaa samaysa dawladda waxaana soo saara, go’aamiyana hadba...
Friedman, si kastaba ha ahaatee, wuxuu sheegay inuu rumeysan yahay in 'heshiiskii qarniga' ee Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump uu u noqon doono bar bilow...
Mareykanka iyo Qaramada Midoobay waxay xoojiyeen dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu soo afjarayo khilaafka, laakiin ma noqonin mid lagu guulaystay.
Waxaa jira sababo badan oo ku kallifaya mas’uuliyiinta Israa’iil inay diidaan xukunka ICC ayna ku tilmaamaan inuu yahay gole siyaasadeed.
Denmark ayaa sheegtay in qaxootiga Suuriya ay tahay inay ku laabtaan dalkooda, ka dib markii ay u arkeen agagaaraha caasimada Dimishiq ay tahay mid amnigeeda fiicanyahay.
Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa sanadkii hore kala saxiixday heshiis dhigaya in wadada u dhaxeysa labada dal ay noqoto "mid aan la isku haleyn karin".
Madaxweynihii hore ee Faransiiska intii u dhaxeysay 2007 ilaa 2012 waxaa lagu eedeeyay inuu been abuur “heshiis musuqmaasuq” la galay qareenkiisa iyo garsoore sare. Garsoorayaasha ayaa...
Haddii isbadal ku dhaco sicirka Sh. Soomaaliga oo uu kor u kac sameeyo, sarifka $100 uu noqdo 4,000,000, haddii boqolka dollar ee mushaarkaaga ah uu kuu...
Marka aad akhriso kadib sawir ka bixi mustaqbalka Boqortooyada Sacuudiga.
Ilhaan Cumar waxay ku baaqday in cunoqabatayn lagu soo rogo Dhaxalsugaha Sacudiga Maxamed Bin Salmaan (MBS)